Saturday, November 5th, 2016
.

Maxaa saaka kacusob galkacyo?

,
Published on October 16, 2016 by admin   ·   No Comments

Magaalada Gaalkacyo oo maalmahan dambe gashay xaalad dagaal ah ayaa saakay oo Axad ah waxaa laga helayaa warar cusub oo sheegaya iney kasii dartay xaaladda.

Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa saakay waxay magaaladaasi geeyeen ciidamo badan oo amniga suga, kuwaasi oo xaaladda kasii darsiiyey, iyadoona laga baqayo in dagaallo cusub ay maanta ka dhacaan Gaalkacyo.

 

Warar soo gaaraya shabakada ishacaasimada.com ayaa waxay sheegayaan in Puntland ay ciidankeeda gaarka ah geysay magaalada Gaalkacyo si ay ula dagaallamaan ciidamada Galmudug.

 

Galmudug ayaa iyana waxay dhankeeda Geysay Gaalkacyo ciidamo dhowaan ay soo tababaratay kuwaasi oo aan weli gelin wax dagaal ah, una muuqda kuwo dagaalladan u caaboon.

 

Xaaladda Gaalkacyo qatar xooggan bay sii galeysaa,  iyadoo magaalada ay ka barakaceen dhammaan dadkii ku sugnaa, waxaana laga baqayaa in xaaladda ay kasii darto halka maanta ay joogto.

 

Dowladda Federaalka Soomaaaliya ayaa waddo dedaal badan oo ay ku dooneyso iney ku xalliso dagaallada ka socda Gaalkacyo, inakstoo qudheeda lagu eedeeyay iney ka qeybgashay dagaalladaasi.

.

Readers Comments (0)

Click here to cancel reply.

WARARKA HORE

AKHRISO: Gabar Soomaali ah oo fariimo ay Facebook ku qortey dartiis loogala noqdey sharcigga, iyadda iyo qoyskeedaba

November 1, 2016
Warbaahinta Norway ayaa mudo isbuuc gudaheed ah warbixin ka qortey qofkii labaad oo soomaali ah, kaas oo laanta ...

Maxay tahay sababta keentay in ay dalka Norway did u celiso 1600 oo Somali ah?

October 31, 2016
Waaxda Socdaalka dowladda Norway ayaa sheegtay in ay  dib u soo celin doonto Qaar ka mid ah Qaxootiga ...

Maxay kawada hadleen madaxweyne Kenyatta iyo madaxweyne cumar al basher?

October 31, 2016
Madaxweynaha Kenya Uhurru Kenyatta oo booqasho rasmi ah ku tagay dalka Sudan ayaa olole ugu jira sidii lagu ...

QISO xanuun badan. Wuxuu si aad ah u jeclaa Xaskiisa…

October 30, 2016
Wuxuu si aad ah u jeclaa Xaaskiisa, waxeyna heysteen Laba Caruur ah, Wax kasta uu Awoodo wuu siin ...
00

War Deg Deg Ah: Dagaal Hada Kasocda Degmada Carmo Ee Puntland.

October 30, 2016
Askari horey uga tirsanaan jiray ciidanka daraawiishta Puntland ayaa saaka rasaas ooda uga qaaday gaari rakaab ah oo ...
WAR DEG DEG

Galmudug oo xoog kusoo furatay gabar ajnabi ah oo kenya u dhalatay

October 30, 2016
Ciidamada Nabad sugida ee maamulka Galmudug ayaa la sheegay iney xoog kusoo furteen gabar ajnabi ah oo ku ...

Jaamacad Macallin La’aan Wax laga baranayo oo laga furay California – Mareyknaka

October 27, 2016
Jaamacad loogu magac-daray 42, oo magaceeda la sheegay in laga keenay macnaha nolosha, isla markaana ka timid Filimka ...

Maxaa kasocda magalada Carmo Madaxweyne gas iyo Gallaan?

October 27, 2016
Madaxweynaha  Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  iyo wefdi ballaaran oo  uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmadda Carmo, ...
WAR DEG DEG

War deg deg a h Dagaalkii Galkacyo Oo Sii Xoogaystay iyo….

October 20, 2016
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal mar kale saaka ka bilowday magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ...

XIRIIR INTII LA EG AYA KA DHAXEYA UGAAS XASAN IYO MADAXWEYNAHA HIRSHABEELLE ?

October 20, 2016
Warar ay heshay ishacaasimada.com   Ayaa shegaya in Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle iyo Ugaas xasan ugaas khaliif oo ...

Cumar Cabdirashiid Oo Ku Guulaystay Kursiga Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka.

October 20, 2016
Ra’isul Wasaarahii hore  ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ku guulaysatay xubinnimadda Aqalka Sare ee Barlamaanka federaalka ...
WAR DEG DEG

Galmudug: Qaramada Midoobay xaq uma lahan muwaadin la doortay inay dhahdo Liiska Aqalka sare halaga saaro..

October 17, 2016
Maamulka Galmudug, ayaa jawaab waxa ay ka bixiyeen warqad ka soo baxday Xafiiska Wakiilka Qaramada Midoobay ee arimaha ...

Beesha caalamka oo walaac ka muujisay Xubnaha qaar ee ka soo dhex muuqday Aqalka Sare..

October 17, 2016
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Britain ama Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka ...

Ra’iisul Wasaare Cumar muxuu kala kulmay puntland?

October 16, 2016
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa aad ugu wareersan Puntland oo uu ka doonayo inuu ...
00

Madaxweyne GAAS OO KU DHAQAAQAY ARRIN LAMA FILAAN KU NOQOTAY RW CC KADIB…

October 16, 2016
Madaxweynaha maamulka Puntland C/iweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku dhaqaaqay fal la yaab leh kadib markii uu magaalada ...

Maxaa saaka kacusob galkacyo?

October 16, 2016
Magaalada Gaalkacyo oo maalmahan dambe gashay xaalad dagaal ah ayaa saakay oo Axad ah waxaa laga helayaa warar ...

Maxaa keenay in Ethiopia ay eed korka kasarto Masar Iyo Eritrea?

October 10, 2016
Xukuumadda Itoobiya, ayaa ku eedeysay Waddamada Masar iyo Eritrea inay qayb ka qaateen rabshadaha Waddankeeda ka dhacayay bilihii ...

Maxamed Cabdi Waare oo ku dhowaaqay inuu yahay Musharax Madaxweyne Hirshabeele

October 10, 2016
Munaasabad ballaaran oo uu ku soo bandhigayay         musharaxnimadiisa  Madaxweynaha  Maamul goboleedka Hirshabeele Maxamed Cabdi ...

Maxaa ka jira wararka sheegaya in Ugaas Xassan iyo beesha caalamka ka wadda hadleen….

October 9, 2016
Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in beesha calaamka ku marti-qaaday Ugaas Xassan Ugaas Khaliif in magaalada ...

Maxaa laga faaiday Dagaalkaii Gaalkacyo?

October 8, 2016
Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa shalay ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Galmudug, ...