Waa side xaalada saaka galkacyo?
,
Published on October 8, 2016 by admin · No Comments
Kadib dagaaladii shalay ka dhacay magalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ku waas oo sababy dhimasho iyo dhaawac ayaa saaka dagan isku socdaka dadk iyo gadiidka aya sidii caadiga ahad ku soo noqday.
Dhinacyadii wada dagaalamay ee Puntland iyo Galmudug, ayaa waxaa la soo sheegayaa in saakay ay is horfadhiyan goobihii ay Jimcihii kuwada dagaalameen.
Dadka dagan aag ay isku hor fadhiyaan labada ciidan ayaa iskaga qaxay iyagoo ka baqaya in dagaal markale ka qarxo halkaasi.
Xilkasta ayaa lag filikaraa in uu Magaalada gaalkacyo uu dagaal ka qarxo waxana lawadaa baaqyo nabadeed oo lagu dajinayo dagaalka lamana oga halka ay ku dan ban doonto san santan coladeed ee shalay bilaabatay .
.
October 17, 2016
Maamulka Galmudug, ayaa jawaab waxa ay ka bixiyeen warqad ka soo baxday Xafiiska Wakiilka Qaramada Midoobay ee arimaha ...
October 17, 2016
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Britain ama Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka ...
Ra’iisul Wasaare Cumar muxuu kala kulmay puntland?
October 16, 2016
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa aad ugu wareersan Puntland oo uu ka doonayo inuu ...
October 16, 2016
Madaxweynaha maamulka Puntland C/iweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku dhaqaaqay fal la yaab leh kadib markii uu magaalada ...
October 16, 2016
Magaalada Gaalkacyo oo maalmahan dambe gashay xaalad dagaal ah ayaa saakay oo Axad ah waxaa laga helayaa warar ...
October 10, 2016
Xukuumadda Itoobiya, ayaa ku eedeysay Waddamada Masar iyo Eritrea inay qayb ka qaateen rabshadaha Waddankeeda ka dhacayay bilihii ...
October 10, 2016
Munaasabad ballaaran oo uu ku soo bandhigayay musharaxnimadiisa Madaxweynaha Maamul goboleedka Hirshabeele Maxamed Cabdi ...
October 9, 2016
Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in beesha calaamka ku marti-qaaday Ugaas Xassan Ugaas Khaliif in magaalada ...
October 8, 2016
Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa shalay ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Galmudug, ...
October 8, 2016
Kadib dagaaladii shalay ka dhacay magalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ku waas oo sababy dhimasho iyo dhaawac ...
Akhriso: Kharajka Lacagaha Isdiiwaan-gelinta ee musharixiint oo la soo bandhigay
October 4, 2016
Guddiga Federalka ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ayaa soo bandhigay Kharajka Lacagaha Isdiiwaan-gelinta ee musharixiinta u tartamayso kuraasta baarlamaanka ...
October 3, 2016
Maalintii shallay waxaa magaalada Beledweyne gaarray wafdi uu horkacayay ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Max’ed Cumar Carte, waxaana socdaalka ...
Maxay tahay codsiga uu u gudbiyey farmaajo madaxweyne xassan sheikh?
October 3, 2016
Wada hadalo hoose, ayaa Magaalada Muqdisho ku dhex maray wakiilo kala metelaya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Maxamed ...
October 2, 2016
Xog ay si hoose u heshay ishacaasimada.com ayaa waxay sheegeysaa in madaxda sare ee DFS gaar ahaan madaxweyne ...
Waa sidee darenka shacabka muqdisho ee kuaadan doorashada madaxweynaha?
October 2, 2016
Bulshada Soomaaliyeed ee kudhaqan magaalada Muqdisho ayaa muujiyay dareen walaac badan xambaarsan oo ay kaqabaan doorashada la filayo ...
Maxaa sababay Banaanbax Xoogan ee cawa kasocda Dalka itoobiya?
October 2, 2016
Tiro dad ah ayaa ku dhintay dalka Itoobiya, ka dib isbuurasho ka dhalatay boolis kala eriyayay dad mudaharaad ...
DAAWO:-FAYSAL CALI WARAABE OO SHEEGAY IN UU YAHAY MUSHARAX MADAXWAYNE EE XISBIGA UCID (HORDHACA WARAYSI LALA YEESHAY)
October 1, 2016
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ayaa waraysi uu siiyey Wariye C/risak Terra oo ka mid ah hawl wadenada TVga Kalsan ...
Maxa keenay in Saudi Arabia ay kordhiyaan lacagta fiisada Xujeyda?
October 1, 2016
Dawlada Saudi Arabia ayaa sheegay in ay kordhin doonto qarashka fiisooyinka ee dadka booqdaanaya dalka, si ay uso ...
September 28, 2016
Raysal wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo labadii maalmod ee lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Qardho ayaa habeenimadii ...
September 27, 2016
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdi Cali Sharmaarke Ayaa Sheegay In Go’aan Ka Gaaridda Goobta ...