Maxaa laga faaiday Dagaalkaii Gaalkacyo?
,
Published on October 8, 2016 by admin · No Comments
Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa shalay ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Galmudug, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaare kala duwan.
Dagaalladii ka dhacay Gaalkacyo waxaa laga faa’idey oo kaliya Saddex Arrin oo dhib badan u ah shacabka ku nool magaaladaasi, maamulka ay doonaan haka mid ahaadaanee, waxaana kamid ah.
Nabad La’aan: Mar haddii uu dagaal dhaco nabad ma jirto, cid walbana waxay raasidaa meesha nabadda ay ka xigto ama ka xisloon halka ay markaasi ku nooshahay oo colaadda ka jirto.
Ganacsi La’aan: Colaad markii ay timaado wax walbo oo meeshaasi ka jiray waa ay la tagtaa, Maantana Gaalkacyo kama jiro wax ganacsi ah, dhinaca ay doontaba ha ahaatee.
Waxbarasho La’aan: Waxaa gabi ahaanba xiran iskuullladii Gaalkacyo, ardayda waxay taasi ku tahay hoos u dhac, waxay mar walbo ka hooseeyaan asaagood ku nool goobaha nabadda ah.
Haddii colaadda Gaalkacyo ay joogsato dhammaan waa la helayaa wax walbo oo dagaallada ku lumay, balse haddii ay sii socoto waxaa hubaal in tiro intaan ka badan la lumin doono.
.
November 1, 2016
Warbaahinta Norway ayaa mudo isbuuc gudaheed ah warbixin ka qortey qofkii labaad oo soomaali ah, kaas oo laanta ...
October 31, 2016
Waaxda Socdaalka dowladda Norway ayaa sheegtay in ay dib u soo celin doonto Qaar ka mid ah Qaxootiga ...
October 31, 2016
Madaxweynaha Kenya Uhurru Kenyatta oo booqasho rasmi ah ku tagay dalka Sudan ayaa olole ugu jira sidii lagu ...
October 30, 2016
Wuxuu si aad ah u jeclaa Xaaskiisa, waxeyna heysteen Laba Caruur ah, Wax kasta uu Awoodo wuu siin ...
October 30, 2016
Askari horey uga tirsanaan jiray ciidanka daraawiishta Puntland ayaa saaka rasaas ooda uga qaaday gaari rakaab ah oo ...
October 30, 2016
Ciidamada Nabad sugida ee maamulka Galmudug ayaa la sheegay iney xoog kusoo furteen gabar ajnabi ah oo ku ...
October 27, 2016
Jaamacad loogu magac-daray 42, oo magaceeda la sheegay in laga keenay macnaha nolosha, isla markaana ka timid Filimka ...
Maxaa kasocda magalada Carmo Madaxweyne gas iyo Gallaan?
October 27, 2016
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmadda Carmo, ...
War deg deg a h Dagaalkii Galkacyo Oo Sii Xoogaystay iyo….
October 20, 2016
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal mar kale saaka ka bilowday magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ...
XIRIIR INTII LA EG AYA KA DHAXEYA UGAAS XASAN IYO MADAXWEYNAHA HIRSHABEELLE ?
October 20, 2016
Warar ay heshay ishacaasimada.com Ayaa shegaya in Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle iyo Ugaas xasan ugaas khaliif oo ...
Cumar Cabdirashiid Oo Ku Guulaystay Kursiga Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka.
October 20, 2016
Ra’isul Wasaarahii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ku guulaysatay xubinnimadda Aqalka Sare ee Barlamaanka federaalka ...
October 17, 2016
Maamulka Galmudug, ayaa jawaab waxa ay ka bixiyeen warqad ka soo baxday Xafiiska Wakiilka Qaramada Midoobay ee arimaha ...
October 17, 2016
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Britain ama Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka ...
Ra’iisul Wasaare Cumar muxuu kala kulmay puntland?
October 16, 2016
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa aad ugu wareersan Puntland oo uu ka doonayo inuu ...
October 16, 2016
Madaxweynaha maamulka Puntland C/iweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku dhaqaaqay fal la yaab leh kadib markii uu magaalada ...
October 16, 2016
Magaalada Gaalkacyo oo maalmahan dambe gashay xaalad dagaal ah ayaa saakay oo Axad ah waxaa laga helayaa warar ...
October 10, 2016
Xukuumadda Itoobiya, ayaa ku eedeysay Waddamada Masar iyo Eritrea inay qayb ka qaateen rabshadaha Waddankeeda ka dhacayay bilihii ...
October 10, 2016
Munaasabad ballaaran oo uu ku soo bandhigayay musharaxnimadiisa Madaxweynaha Maamul goboleedka Hirshabeele Maxamed Cabdi ...
October 9, 2016
Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in beesha calaamka ku marti-qaaday Ugaas Xassan Ugaas Khaliif in magaalada ...
October 8, 2016
Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa shalay ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Galmudug, ...