Friday, October 21st, 2016
.

Cumar Cabdirashiid: “Dadku shan hab ayey ku midoobaan, qabiilka ayaa ugu hooseeya.

,
Published on September 28, 2016 by admin   ·   No Comments

Raysal wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo labadii maalmod ee lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Qardho ayaa habeenimadii Arbacada kulan lagu soo dhowaynayo laguna taageerayo musharaxnimadiisa lagu qabtay madaxtooyada magaalada Qardho.

Kulankan oo ka dhacay madaxtooyada ayaa waxaa kasoo qaybgalay bulshada qaybaheeda kal gadisan sida odayaal haween, abwaaniin, dhalinyaro, Maamulka gobolka karkaar kan degmada qardho siyaasiyiin kuwaaso dhamaantood taaageersanaa siyaasada xukuumada Raysal wasaaraha iyo qorshaha uu ku doonayo xilka madaxtinimo ee dalka.

Raysalwasaaraha oo gabagabadii kulanka khudbad dheer ka jeediyay ayaa waxa uu uga hadlay arimo ay ugu muhiimsanyihiin doorashada dalka ka dhacaysa isagoona shegay kadib markii uu markale noqday raysal wasaaraha soomaaliya hogaamiyana u noqday xukuumadii laga doonayay inay wadanka ka hergaliso doorashooyin ku dhisan xisbiyo wuxuu sheegay in nidaamkii doorasho ee hal qof hal cod ee lagu balamay 2012 oo goortaan raysal wasaare noqday u muuqatay mid laga gaabiyay anguna nalaga rabay inaan jiho u bixino xukuumada an hogaaminayay waxay ku guulaysatay inay sidii hore laga bedelo oo laga dhigo in xildhibaankii ay doortaan 51 qof dhamaan xildhibaanadana ay doortaan ergo kor u dhaafaysa 14,000. Sidoo kale Raysal wasaaraha ayaa  xusay inaysan suuragal ahayn in dhamaan deegaanada ay ka dhacdo doorashada xildhibaanada taana ay sabab u tahay caqabado ay kamid yihiin xag dhaqaale, amni iyo waliba iyadoo la doonayo inay kor joogta ka noqdaan wufuud caalami ah sidaa daraadeed la go’aamiyay in doorashooyinku ay ka dhacaan caasumadaha maamul goboleedyada.

Raysal wasaaraha ayaa sido kale sheegay inay lagamamaarmaan tahay in haweenka ay helaan qoondada uu dastuurka siiyo beelaha la heybsooco ayaa Cumar C.rashiid waxa uu sheegay in arintaa ay tahay wax aan wanaagsanayn laakin laga bixi doono loogana gudbi doono doorashooyin hal qof iyo hal cod oo looga baahanyah dowlada cusub ee iman doonto inay hergaliso arimahaasi

Cumar C.rashiid ayaa ugu dambayn xusay in dowlada cusub looga baahanyahay hanashada amaanka iyo waliba tayaynta ciidamada Qaranka  kuwaasoo  Ciidamada shisheeye kala wareega sugida amaanka.

Raysal wasaare cumar C.rashiid ayaa subaxnimadii saaka u ambabaxay magaalada Boosaso isagoo socdaal kusii mari doona deegaanada ku teetsan laamiga ee u dhexeeyay Boosaaso iyo Qardho.

 

.

Readers Comments (0)

Click here to cancel reply.

WARARKA HORE

WAR DEG DEG

War deg deg a h Dagaalkii Galkacyo Oo Sii Xoogaystay iyo….

October 20, 2016
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal mar kale saaka ka bilowday magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ...

XIRIIR INTII LA EG AYA KA DHAXEYA UGAAS XASAN IYO MADAXWEYNAHA HIRSHABEELLE ?

October 20, 2016
Warar ay heshay ishacaasimada.com   Ayaa shegaya in Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle iyo Ugaas xasan ugaas khaliif oo ...

Cumar Cabdirashiid Oo Ku Guulaystay Kursiga Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka.

October 20, 2016
Ra’isul Wasaarahii hore  ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ku guulaysatay xubinnimadda Aqalka Sare ee Barlamaanka federaalka ...
WAR DEG DEG

Galmudug: Qaramada Midoobay xaq uma lahan muwaadin la doortay inay dhahdo Liiska Aqalka sare halaga saaro..

October 17, 2016
Maamulka Galmudug, ayaa jawaab waxa ay ka bixiyeen warqad ka soo baxday Xafiiska Wakiilka Qaramada Midoobay ee arimaha ...

Beesha caalamka oo walaac ka muujisay Xubnaha qaar ee ka soo dhex muuqday Aqalka Sare..

October 17, 2016
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Britain ama Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka ...

Ra’iisul Wasaare Cumar muxuu kala kulmay puntland?

October 16, 2016
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa aad ugu wareersan Puntland oo uu ka doonayo inuu ...
00

Madaxweyne GAAS OO KU DHAQAAQAY ARRIN LAMA FILAAN KU NOQOTAY RW CC KADIB…

October 16, 2016
Madaxweynaha maamulka Puntland C/iweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku dhaqaaqay fal la yaab leh kadib markii uu magaalada ...

Maxaa saaka kacusob galkacyo?

October 16, 2016
Magaalada Gaalkacyo oo maalmahan dambe gashay xaalad dagaal ah ayaa saakay oo Axad ah waxaa laga helayaa warar ...

Maxaa keenay in Ethiopia ay eed korka kasarto Masar Iyo Eritrea?

October 10, 2016
Xukuumadda Itoobiya, ayaa ku eedeysay Waddamada Masar iyo Eritrea inay qayb ka qaateen rabshadaha Waddankeeda ka dhacayay bilihii ...

Maxamed Cabdi Waare oo ku dhowaaqay inuu yahay Musharax Madaxweyne Hirshabeele

October 10, 2016
Munaasabad ballaaran oo uu ku soo bandhigayay         musharaxnimadiisa  Madaxweynaha  Maamul goboleedka Hirshabeele Maxamed Cabdi ...

Maxaa ka jira wararka sheegaya in Ugaas Xassan iyo beesha caalamka ka wadda hadleen….

October 9, 2016
Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in beesha calaamka ku marti-qaaday Ugaas Xassan Ugaas Khaliif in magaalada ...

Maxaa laga faaiday Dagaalkaii Gaalkacyo?

October 8, 2016
Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa shalay ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Galmudug, ...

Waa side xaalada saaka galkacyo?

October 8, 2016
Kadib dagaaladii shalay ka dhacay magalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug ku waas oo sababy dhimasho iyo dhaawac ...
WAR DEG DEG

Akhriso: Kharajka Lacagaha Isdiiwaan-gelinta ee musharixiint oo la soo bandhigay

October 4, 2016
Guddiga Federalka ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ayaa soo bandhigay Kharajka Lacagaha Isdiiwaan-gelinta ee musharixiinta u tartamayso kuraasta baarlamaanka ...

Xog Muhiim Ah: Maxaa Looga Hadlay Kulankii Shalay Ka Dhacay Baladweyne?

October 3, 2016
Maalintii shallay waxaa magaalada Beledweyne gaarray wafdi uu horkacayay ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Max’ed Cumar Carte, waxaana socdaalka ...

Maxay tahay codsiga uu u gudbiyey farmaajo madaxweyne xassan sheikh?

October 3, 2016
Wada hadalo hoose, ayaa Magaalada Muqdisho ku dhex maray wakiilo kala metelaya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Maxamed ...

Yaa U Hanjabay Taageera Yaasha Musharax Farmaajo Ee Muqdisho?

October 2, 2016
Xog ay si hoose u heshay ishacaasimada.com  ayaa waxay sheegeysaa in madaxda sare ee DFS gaar ahaan madaxweyne ...

Waa sidee darenka shacabka muqdisho ee kuaadan doorashada madaxweynaha?

October 2, 2016
Bulshada Soomaaliyeed ee kudhaqan magaalada Muqdisho ayaa muujiyay dareen walaac badan xambaarsan oo ay kaqabaan doorashada la filayo ...
WAR DEG DEG

Maxaa sababay Banaanbax Xoogan ee cawa kasocda Dalka itoobiya?

October 2, 2016
Tiro  dad ah ayaa ku dhintay dalka Itoobiya, ka dib isbuurasho ka dhalatay boolis kala eriyayay dad mudaharaad ...

DAAWO:-FAYSAL CALI WARAABE OO SHEEGAY IN UU YAHAY MUSHARAX MADAXWAYNE EE XISBIGA UCID (HORDHACA WARAYSI LALA YEESHAY)

October 1, 2016
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ayaa waraysi uu siiyey Wariye C/risak Terra oo ka mid ah hawl wadenada TVga Kalsan ...